Barnaamijnka Qaraaxo caawa waxaa gaariga saaran Fannaankeena Cumar jaaja | Astaan

  Näkymät 213,044

Astaan

26 päivää sitten

Xuquuda Muuqaalkaan Waxey Gaar u tahay Astaan.
Astaan Tv 2021

Kommentteja
samir hurre
samir hurre 4 päivää sitten
barnamishaka waxa uku xararad badan keyoow walhi inta kale wa bac waxa so racdo shushu inta iku racsan like 👌
Muhiim Xubi
Muhiim Xubi 4 päivää sitten
Masha Allah cumar illahey dulqadka ledahay dad badan hasiyo
Hassan Khadar
Hassan Khadar 4 päivää sitten
Qaraaxadii hore nini dance baan jeclaaday qurux.com tana HamDi bilan 😭😭😭😭 ilaahow igu sin
Cabdalle Carab Cabdi
Cabdalle Carab Cabdi 4 päivää sitten
Cumar jaaja na barteen ani xitaa ma aqoon
Hormarinta Nafta iyo cafimadka
Hormarinta Nafta iyo cafimadka 4 päivää sitten
Matahay shaqo la an ama shaqaale cid ushaqeeya ma dooneysa inaad ka xorowdo waxa aan ku haya shaqo aad online ah oo aad waliba si fudud lacag ugu samen kadhid hadad diyar u tahay chat.whatsapp.com/GpKMnREf6Qm70P4909AxZr WhatsApp igala so hadal idanka alle
Daljir24
Daljir24 4 päivää sitten
Qof walboo Astaan marti ku ah iphone ayuu wataa anine😭
Ilhaan Maxamed. Jimcale
Ilhaan Maxamed. Jimcale 6 päivää sitten
Cumar jaja wadan yahy wlhi ma asha alh ila xad
ibrahimcalilafta yare
ibrahimcalilafta yare 6 päivää sitten
Dayax dalnurshe ino soo qabta
Husska heskey
Husska heskey 7 päivää sitten
Dadka Somalia baabuurta ku wada kuligood waa waalan yihin fiiri hada midka gaariga wada Hoon Lee kudhegan yahay madax yaraa dadkaan
Ams Ams
Ams Ams 7 päivää sitten
WOOYAFXUFO
Ams Ams
Ams Ams 7 päivää sitten
Hhhhhhhh hhhhhhhh hhhhhhhh
Dixaaq media production
Dixaaq media production 9 päivää sitten
😂😂😂😂😂😂
Farhiya Abshir
Farhiya Abshir 9 päivää sitten
Subxana Allah war nimanka mxa ka qaldan ayadoo live ku jiro bay biyaha iska cabahayaan ma soomasha Allahay ka baqa
cadnaan barre
cadnaan barre 9 päivää sitten
Jaaja waa ciyaalka xaafada waa nin dulqaad badan runta umaleeynmeeyn in uu dulqaadkaad leeyahay Astan barnaamijkaan waan kaga mahad celineeynaa iyo jilaayaashaba
Rowda Abdulkadir
Rowda Abdulkadir 9 päivää sitten
Cumar jaja iyo khadar keyow have the same voice
Abdulahi Ali jaran
Abdulahi Ali jaran 9 päivää sitten
Masha allah cumar jaaja waa fanan dulqad badan ixtiram badan allah xafido
Noordin aden Ali
Noordin aden Ali 9 päivää sitten
Waa fanaanka keliyah ugu fcn igu barista badan
Zaami ina Kayze
Zaami ina Kayze 10 päivää sitten
Wlhie khader keeyow shaqsi adag ma igu racday like
sam sa saffe
sam sa saffe 10 päivää sitten
dadku masoomana miya waa ba subax
Ahmed mohamed
Ahmed mohamed 10 päivää sitten
Qofkii ugu dulqaad badnaa intaan astaan dawanaaye jaja bilad gooni hala gudoonsiyo
Fardowsa cadar
Fardowsa cadar 10 päivää sitten
Cumar jaja maskinaaa wlhi waka murugoda markoo gaariga utirtiray
beelo dagan
beelo dagan 10 päivää sitten
woo dulqaad bdn yhy wlhi biyaha dushiisa lagu shuby wale khadar kenyo kaama qaaten hhhhhhhhhh
Sabriin Sabnaa
Sabriin Sabnaa 10 päivää sitten
Odayga xage danbe ku haysta xarabe
yoonka cade
yoonka cade 10 päivää sitten
Cumur jaaja wuu qalbi furanyahay
Ali Toshiba
Ali Toshiba 10 päivää sitten
War yaa fannaankani waa xayraan
kicha kip
kicha kip 10 päivää sitten
CUMAR JAJA WAA JAAHIL QOF IMA GANAAXI KARTO KULAHA 🙈 SOMALIDU MARKAY WADANKOODA JOOGAAN SHARCIGA UNA HOGAANSAMAAN WAA DHAQAN XUMO IYO JAAHILNIMO QOFKU SHARCIGA KAMA WAYNA JAAHILNIMADA ISKA DHAAF SAAS MAAD FANAAN KU TAHAY?
king Mohan Jacelow
king Mohan Jacelow 11 päivää sitten
Wllhi cumar jaja waa mcln ka ibaray wariye nimada
hamda nuura
hamda nuura 11 päivää sitten
Najma nashaad keena
Axmed Cabdi
Axmed Cabdi 11 päivää sitten
Ninkaan waa dulqaad miiran hadana baarinimo ku darsaday oo gaariga uuba tirtiray. Yufle horuu biyaha kabilaabay iyadoon la'imaanba xarunta sidoo kale haruu kadagay bilaa cabsi oo wiilka dulqaadkiisa ayuu arkay
Fortun Abdiaziz
Fortun Abdiaziz 12 päivää sitten
Astaan group in uu darawalka iyo dadka lasocda oo gaariga saaran wa inay suunka gaariga xertaan waa iga waano taxadarka waa wanagsanyhy
Qadar daahir Cashuur
Qadar daahir Cashuur 12 päivää sitten
Xariifka dambe legend inuyahay inta ila aragtay like saaro
Ahmed mohamed
Ahmed mohamed 12 päivää sitten
Xamar weyne afkaaga jajaban haku soo taagin qashinow
M H
M H 13 päivää sitten
Dhabarkiisa dhan waa qoyanyahay waxuu ku leeyahay barnaamjkan aad buu u wanagsan yahay ahaha 😆
Xogsade Abdi
Xogsade Abdi 13 päivää sitten
Khadar kenyow baan sugayaa😂😂
Safa abubakar
Safa abubakar 13 päivää sitten
ninkan waaxabadeha kulahaa 🙄🤣
Safa abubakar
Safa abubakar 13 päivää sitten
❤❤❤🤣🤣🤣👌🇸🇴
Abdallahi Yussuf
Abdallahi Yussuf 13 päivää sitten
Hhhh Iidle yare ayaa ifasahadiyay kulahaaa
Mulki Xoriyo
Mulki Xoriyo 14 päivää sitten
Truly funny😂
Sadiiq Seerka
Sadiiq Seerka 14 päivää sitten
Nadiira neyruus hala.soqabto inti nadiira ila sugeyso like 👍 hasarto
Abdirahman Sanyare
Abdirahman Sanyare 15 päivää sitten
Nin ka akhlaaq badan oo ka ixtiraam leh ma arag fanaankaasi
Caqlisame OffiCiaL
Caqlisame OffiCiaL 15 päivää sitten
Dulqaadka qaarkiis waa doqoNiimo nin biyo kugu shubay aduu izka mazax😅
Catikaa Ina ali dacar
Catikaa Ina ali dacar 15 päivää sitten
Inta ree bardhere ah oo cumar jaaja taqaano like Sara anoo class 3 ah ba igu danbeysay oo caruurta asagoo school sayid warsame ruwayadaha ka jila hda wxn dhigta jamacad sanadkii 2aad
Abdiweli Muse
Abdiweli Muse 16 päivää sitten
inta ila aragtay yuusuf ino xasan tob ucod egyahay
Truck Gps
Truck Gps 16 päivää sitten
😂😂😂😂
Abdikeni hassen Kalif
Abdikeni hassen Kalif 16 päivää sitten
Wllhi Daacad u qoslay ninkani Caadi Ma aha Seed Fanan Kunoqotay Xabeebad ledahaydee 😂
Hamda Taraq
Hamda Taraq 17 päivää sitten
Hhhh adi galjecel matahy kulaha
Abas Warsame
Abas Warsame 17 päivää sitten
Ramadaan kariin waa la leeyahy biyana waa lacabayaa qofkii fahamy ha inoo sharaxo
Caaisha Khalif
Caaisha Khalif 18 päivää sitten
Soomaaliya haku xadgudbin wll
Abdullahi Adan
Abdullahi Adan 18 päivää sitten
Muqdisho wale dad ey heysaa😀😃😄😆😅🤣😂🙂🙃
omar mire
omar mire 18 päivää sitten
Cumar jaja mdx dulqadka ninka ha la gudonsiyo abal marin weyn bu istahila nin muxtarim ah oo ad u dulqad badan xata gadhigi qalaji la dhahay ila u qalajiyey ma so degin wa nin ad u degen sayid macal wax bahdil ku sameyen wa nin isku kalson dharkisa mobilkisa xata gadhen xata hadyad may siin ma ficna waxasi mise dadka xanaqa unba hadyad leh
Suldaan Same fale
Suldaan Same fale 18 päivää sitten
Dadkan Qoyan ma doonbay saarnayeen
Ahmed Dahir
Ahmed Dahir 19 päivää sitten
Waxaan waa wax laisla ogyahay qofka laqaadayo dadkii hore ee prank lagu samayn soo masoo daawan
Naadiya Naruura
Naadiya Naruura 19 päivää sitten
Kan shaati ma yaqaano miyaa darawalka
Fadumo Gaas
Fadumo Gaas 19 päivää sitten
Lkn barnaamijkaan dadku soo isfiirsan mayaan oo laydin baran maayo
Abdalla Ilkacase
Abdalla Ilkacase 19 päivää sitten
Ninkas Xasan Top u Eg Wa nin dhib bdan wlhi😂
Akram Last
Akram Last 19 päivää sitten
Wlhi fanaanka dulqaaad ilhy u dhameyy
idi
idi 20 päivää sitten
Cumar waa nin dagan wallahi
Saharo Don
Saharo Don 20 päivää sitten
I feel like omar is a bit funny.
Saharo Don
Saharo Don 20 päivää sitten
I like his English when he said unfinished.
Saharo Don
Saharo Don 20 päivää sitten
Hhhh I like you guys already 👍
Bintu Sadia abdi
Bintu Sadia abdi 20 päivää sitten
Ajaaja waa ka baxsatay broh m.a dulqaad boqol akhlaaq diisana m.a❤🌹✌
Ali Hassan Hiraabe
Ali Hassan Hiraabe 21 päivä sitten
Kan prank maahee ilkahaa laysaga daadin doonaa..
IMAM YAYA
IMAM YAYA 21 päivä sitten
Jaaja ciyalka xafada wye wlhi wa xariiif
Hibo Khaliph
Hibo Khaliph 21 päivä sitten
Qof DuLQaaD BaDaN Cumar Jaja🥰💋
Jamal Osman
Jamal Osman 21 päivä sitten
Guriceel 1990 official my youtube pin 📌🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏 I respect you
Jamal Osman
Jamal Osman 21 päivä sitten
Asc
Queen Faatma
Queen Faatma 21 päivä sitten
Waa bil ramadaane Alle dartii subscribe iigu saar wll qaali
xuuralcayn abdirahim
xuuralcayn abdirahim 21 päivä sitten
Sidaan oo kale jaahilnimo ayaan u aqaan in sharafta dadka leeyihiin meel looga dhaco oo kadibna la isk yidhaahdo prank ayee ahayd. Kolee iyaga wxee raali gelinayaan daawadayaasha lkn Moral ka qofka oo aad xumeesa kadaran wax walba.
Falastiin Ahmed
Falastiin Ahmed 21 päivä sitten
Qaraxadii ramadaanka hore sagaal bilood xaamilo aan ahaaa hadana wiilkeyga wuu socda waa ila daawanooyaa maanshalah Alhamdulilaah horay u socda
kasareye official
kasareye official 21 päivä sitten
Biyo biyo ka celiyo xabada jooji kkkkkkkkkk
Fadima Abdi
Fadima Abdi 21 päivä sitten
Sakhafo waye kulaha😀😂😂😂
Aragsan Ina cabdiqaadir
Aragsan Ina cabdiqaadir 22 päivää sitten
Maryan axmadey Maxa uheesatiin
Nistexa Nishaa
Nistexa Nishaa 22 päivää sitten
Wlhi Cumar waa dulqadkii oo qof ah
Nasteha Ahmed
Nasteha Ahmed 22 päivää sitten
Jaaja maskiin waaye wlhi
The Hero
The Hero 22 päivää sitten
Gaal jecel maa tahy 😎
Abdullahi Daahir
Abdullahi Daahir 22 päivää sitten
Qofkan xasan top u eg seyhy🙄
Koya Films
Koya Films 22 päivää sitten
Gaaljecelnimo♥️
hoodo Kaaba Herer
hoodo Kaaba Herer 22 päivää sitten
Dulqaad badanaa ninkani
Sucdi Siyaad
Sucdi Siyaad 22 päivää sitten
Wiilku dulqaad bdnaa masha allah
Ismail Hussein
Ismail Hussein 22 päivää sitten
Cumar jaaja nin dagan waaye
fan dhaadhi
fan dhaadhi 22 päivää sitten
Qamar suugani iyo abdikariin ali shaahban sugayaa lkn labadasa dabecadoda oganaynaa
fan dhaadhi
fan dhaadhi 22 päivää sitten
Wlhi ninkaasi shaqsiyad wanagsanbuu leeyny
Mukhtar Cade
Mukhtar Cade 23 päivää sitten
Cumar jajaa waa ninka ugu dulqaadka bada barnamijka qaraaxo
ismacil ahmed
ismacil ahmed 23 päivää sitten
😀
Samiiro Xuseen
Samiiro Xuseen 23 päivää sitten
Darawalka indho jacelo leyahy iga garsiya😄
Ahlam Farhan143
Ahlam Farhan143 23 päivää sitten
ILaHow muqdizho mar uun cagta ii dhig 🤲🤲🤲🥺❤️
Osman Abdi
Osman Abdi 23 päivää sitten
Oday qasaye xarabo weye mesha isaga lagu dawada 😂😂
Ubah Al
Ubah Al 23 päivää sitten
Kkkkkk waa xabadeynaa kulahaa
Hani Last queen
Hani Last queen 23 päivää sitten
Kaptan bara hala keno meshan
rowda hassan
rowda hassan 23 päivää sitten
Iidlyare aa I fasahaadiye😂😂😂
maxamed siciid 114
maxamed siciid 114 23 päivää sitten
Madaxa dacwada iyo tacliinta😂😂 Soomaaliya wiilka iska leh___ 😂😂
Ahlaam Puntlander
Ahlaam Puntlander 23 päivää sitten
Dulqaadkii oo qof ah wlhi 😢💔 cumar jaajaa ❤👏🤩
queen bonny
queen bonny 23 päivää sitten
Wlhi dulqad bu dadka dheryahy cumar jaja
Asali Bashir
Asali Bashir 23 päivää sitten
Kkkkk dagalka inta sugeyso like dhac kusi
Liiban Cadceed
Liiban Cadceed 23 päivää sitten
Omar jaaja madaxa dulqaadka
Shirshoore Awad
Shirshoore Awad 23 päivää sitten
Cumar jaja wada dulqaad wlhy
qadar Baliil
qadar Baliil 23 päivää sitten
Rageedi waye wlhi ninkan
JANO IS MY DREAM
JANO IS MY DREAM 23 päivää sitten
walhi nin dulqad badan weeye cumar lenend weeyey
Cabiir Maxamed
Cabiir Maxamed 23 päivää sitten
Aawey toon kulahaa ninka waaba imtixaan😂😂😂😂
Sabariin Xuseen
Sabariin Xuseen 23 päivää sitten
GAALJECEL MIYAAD IGA XIGTAA😂😂😂😂
Barnaamijka Ciida Hoo Hadiyad | Astaan 2021
1:07:44
Trying the World's Strongest Alcohol
18:35
Cold Ones
Näkymät 1,6 milj.
Trying the World's Strongest Alcohol
18:35
Cold Ones
Näkymät 1,6 milj.
ISMO | Kun käyt yöllä kusella
1:51
Painting on PAINT Brushes?!
14:21
Moriah Elizabeth
Näkymät 2,5 milj.
Full Replay: Starship SN15 sticks landing during flight test
11:6:19